Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta iyo Radiyaha Iswiidhen
05/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Haweeneyda katirsaneyd ururka ISIS ayaa ka noqotay racfaan ay ka qaadatey xukun 6 sano ah oo hore ugu dhacay, Xukuumadda Sweden ayaa soo jeedinaysaa in 50 milyan oo karoon oo lagu maalgelin doono barnaamij shaqo-abuuris ah gugan 2022 iyo warar kale
-
Wararka Maanta & Radiyaha Iswiidhen
04/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hay’adda caafimaadka dadweynaha ee Sweden ee looyaqaano Folkhälsamyndigheten oo tallaalki 4aad ee Covidka siisneysa dhammaan dadka da’doodu gaareyso 65sanno, Sugitaanka paaspoorka oo saf habeenkii loogalay iyo warar kale...
-
Wararka raadiyaha Sweden
01/04/2022 Duration: 02minMacalimad isxilqaamay oo rabta in ay qoxootiga Yukreyn barata afka Iswiidhiska, Maxkamada Malmö oo nin ku eedeeysay fal-dambiyeed musuq iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
31/03/2022 Duration: 02minDegmooyinka oo ay khasab ku noqonayso in ay qaabilaan qaxootiga Yuukraain iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
30/03/2022 Duration: 02minIswiidhan oo aan u gudbin koobka aduunka kubada cagta iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
29/03/2022 Duration: 02minKooxda kubada cagta Iswiidhan oo maanta ka hor imanaysa Booland iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
28/03/2022 Duration: 02minNin lagu toogtay magaalada Stockholm iyo warar kale. *Macalin Jaamac, oo hore Sweden darawalnimo uga shaqayn jirey, ayaa sheegay in loo magacaabay lataliyaha wasaaradda gaadiidka ee Somaliland si uu uga shaqeeyo arrimaha amniga gaadiidka waddooyinka.
-
Wararka Maanta ee Sweden
25/03/2022 Duration: 03minDad aad u yar ayaa raadsaday daweynta cudurka kansarka intii lagu jiray cudurka faafa ee Covid19 Dhanka kale, Subaxnimadii jimcaha, afar qof ayaa la codsaday in lasoo xidho iyada oo lala xiriirinayo faldambiyeed ka dhacay Dukaanka ICA-Härvan iyo wararka kale oo dheeraad ah kala soco bogeena Gobolka jämtland oo soo guryo badan u helay dadka qaxootiga
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/03/2022 Duration: 02minKooxda kubada cagta Iswiidhan oo caawa ka hor iman doonta kooxda Sheekiya iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
23/03/2022 Duration: 02min300 000 qof oo ka soo qaxay Yuukraain ayaa dalkan soo gaadhi kara, dhaleecayn loo soo gudbiyay degmooyinka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/03/2022 Duration: 02minWasaarada difaaca oo loo gudbiyay dhaleecayn, weerarkii iskuulka Malmö iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/03/2022 Duration: 02minWaxaa cisbitaalka magaalada Falun ku yar caanaha naasaha, mudaharaad lagu taageerayo Yuukraain iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
18/03/2022 Duration: 02minKooxda qaranka kubada cagta ee Ruushka ayaan ka qeeyb geli doonin koobka adduunka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/03/2022 Duration: 02minUrurka dekada oo joojin doona maraakiibta ka yimaada amba ku socda Ruushka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
16/03/2022 Duration: 02minFikirka ay soomaalida Örebro ka qabto Nato maxeey tahay? Iyo qodobo kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
15/03/2022 Duration: 02minHeeyada socdaalka ayaa sheegtay in ay 500 shaqaale oo cusub ka shaqaleeysiin doonto wakhtiga fooda inugu haya iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
14/03/2022 Duration: 02minKharashka shidaalka oo kor u kacay, taas oo saameeysay milkiilayaasha tagaasida iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
10/03/2022 Duration: 02minRuushka iyo Yukreyn oo aanan wali xal gaarin, L oo soo jeediyay in la dhimo canshuurta shidaalka iyo Soomaalida oo ka walaacsan dagaalka Yukreyn
-
Wararka maanta & Sweden
09/03/2022 Duration: 03minDhalinyarada oo ugu baaqay siyaasiyiinta in ololaha doorashada looga hadlo kala soocida iyo cudurrada dhimirka, Wiil dhawaan ku dhaawacmay iskuul ku yaala Göteborg oo shalay ku geeriyooday iyo warar kale.
-
Wararka maanta & Sweden
08/03/2022 Duration: 02minLaanta socdaalka oo gacanta ka taagtay qaxa kusoo qulqulaya Sweden, Shaqa la'aan ba'an oo ka jirta Västerbotten iyo warar kale halkaan ka dhageyso.