Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta ee Sweden.
31/01/2022 Duration: 02minHindise cusub oo hawlgabka siin kara lacag dheeraad ah,Tirada ardeyda dalbatay waxbarashadda xirfadaha oo yaraaday iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
28/01/2022 Duration: 01minSidee ayey soomaalida ku nool xaafada Tjärna Ängar u arkaan barnaamijkii ka baxay SVT, Urur Soomaaliyeed oo dadka ku wargaliyay Talaallka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
27/01/2022 Duration: 02minCaruuraha ay da´doodu ka hooseeyso12 jir oo aan laga talaali doonin covid-19, iyo Wiil Soomaaliyeed oo xaruun masaaj ka furay Borlänge warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
26/01/2022 Duration: 01minKooxda Iswiidhan oo u gudubtay gebogebada tartanka ciyaaraha Yurub iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
25/01/2022 Duration: 02minTirikoob sheegaya in ay kordhayaan dadka qaatay talaallka covid-19 ee dagan xaafadaha ajaanibta ay u badantahay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/01/2022 Duration: 02minDhaleecayn loo gudbiyay cunnada laga iibsado dukaamada, Degmada Gävleborg oo shaqaalaha lacagaha u kordhin doonto iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/01/2022 Duration: 02minMaxkamadda dalka oo ku liita baaritaanka carruurta cunfiga la kulma, iskuul lagu haysto inay kala fadilaan lebbiska ardayda, iyo sida loo kala fariisan doono imtaxaanka jaaamacada oo wax laga bedeley.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/01/2022 Duration: 01minDugsiyo Xijaabka mamnuucay oo lala tiigsadey Maxkamadda Sare, FHM oo oo soo koobtay xilliga karaantiilka iyo Duuliyeyaasha dayuuradaha guuxooda ka dheereeyaee Sweden oo xaalad caafimaad oo isku mid ah ka sheeganaya
-
Wararka maanta ee Sweden.
19/01/2022 Duration: 02minXisbiga SD oo doonaya inuu helo codadkii Xibiyada S & C, Gobollo joojiyey baarista Covid & sababta, booqasho aanu ku taagnay magaalada Borlänge.
-
Wararka maanta ee Sweden
18/01/2022 Duration: 02minSweden oo sheegtay inay soo ridi doonto daroonnada lagu arkayo xarumaha nukliyeerka, daroon lagu arkay caasimadda Stockholm & wararka kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
17/01/2022 Duration: 01minGoob masaaj oo lagu helay inay sameeyaan adeegyo galmo ah & xeeladda loo degey, Nabad Sugidda SÄPO oo baadhitaan ku bilowday daroonkii lagu dul arkay wershado nukliyeerka dhaliya.
-
Wararka maanta ee Sweden.
13/01/2022 Duration: 02minCisbitaallada Sweden oo dhiig laga waayey, faafidda caabuq-sidaha corona oo sii kordhi doonta waqtiyada soo socda iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
12/01/2022 Duration: 03minUrur ay soo wacaan dadka is dilaya oo kaalmo codsaday, haweenay lacag ka badan 20,000 oo kr lagu dallacay iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
11/01/2022 Duration: 01minFaafida nooca cusub ee corona oo kor u kacay iyo warar kale. *Qofkaan oo aan ugu yeerayno Geeddi balse magac kale leh ayaa loo xiray dembi la xiriira gaangiisternimo. Qoraalkaan waxaan ku kabnay dembiyada lagu eedeeyay "Geeddi".
-
Wararka maanta ee Sweden.
10/01/2022 Duration: 01minRa´iisal wasaaraha dalkan oo ka jawaabtey arrinta ku saabsan ammaankeeda, dowladda diiddan in ay Sweden ka mid noqoto NATO iyo dugsi la weeraray iyo dad lagu dhaawacay.
-
Wararka maanta ee Sweden.
03/12/2021 Duration: 02minHaweeney mayd ah oo laga helay koonfurta Sweden iyo hindise ku saabsan musharooyinka hooseeya oo laga doodayo & war kale...
-
Wararka maanta ee Sweden.
30/11/2021 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Nooca cusub ee corona oo laga helay dalka iyo Ra´iisal Wasaaraha dalkan oo soo jeedisay hadalkeedii ugu horreeyay, Stockholm oo laga helay kiiskii ugu horreeyey ee nooca cusub ee Covid-19.
-
Wararka maanta ee Sweden.
29/11/2021 Duration: 02minSicirka korontada oo kor u kacay, buug ka hadlaya cuntada laga cuno geeska Afrika oo ay Soomaalidu ku jirto iyo warar kale.
-
Wararka raadiyaha Sweden
26/11/2021 Duration: 02minSoomaali badan oo aan wali is talaalin oo haatan doonaya inay is tallaalaan, dab qabsaday guri dabag ah oo ku yaalla Ånge iyo Feyraska koroona oo saameeyay suuqyada saamiga.
-
Wararka raadiyaha Sweden
25/11/2021 Duration: 02minSaciida Moge oo soo dhoweysay xilka Magdalena loo magacaabay, EMA oo talaalka Pfizer-biotech ansixin u doonaya iyo dhaliil loo jeediyey Iskuul cusub oo Borlänga laga furay.