Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 44:57:00
  • More information

Informações:

Synopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodes

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    07/06/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ra'iisul wasaaraha Iswiidhen Magdalena Andersson ayaa ku faraxsan in wasiirka cadaalada iyo arrimaha gudaha Morgan Johansson uu sii ahaan doono howsha xafiiska wasaarada kadib markii uu badbaaday in loo qaado mooshin codka kalsoonida oo ka dhan ah isaga, Iyo shirkadda duulimaadyada ee SAS oo aan wax lacag ah ka helidoonin dowladda iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    03/06/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib markii xisbiga Centerpartiet uu ku dhawaaqay in xisbigu uusan taageeri doonin in codka kalsoonida lagala noqdo wasiirka cadaalada Morgan Johansson (S), Awooda hadda waxay gacanta ugu jirtaa, Amineh Kakabaveh oo duurjoog ah, macnaheeduna yahay in aanay xisbina ka tirsanayn baarlamaanka. Dab dhawr meel qabsaday ayaa ka dhacay Trollhätaan,iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    02/06/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dawladda Iswiidhen waxay soo jeedinaysaa in hub dheeraad ah la geeyo Ukreyn waxayna maanta u gudbisay baarlamaanka hindise sharciyeedka wax ka bedelka miisaaniyadda si loo taageero difaaca Ukreyn. SD oo mooshin ka keentey Morgan Johanson wasiirka Cadaaladda Iswiidhen, iyo nin ruumaanka loo dhigey dil dhacay 25 sano ka hor.

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    01/06/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Isbeddelka cimilada, amniga iyo la dagaallanka dambiyada abaabulan ayaa ah waxyaabaha ay Iswiidhan ay diiradda saari doonto marka ay hoggaaminayso shaqada Midowga Yurub sanadka soo socda. iyo Waalidiint ayaa heli doona magdhowga , daryeelka carruurta (Vab) haddii uu waalidku u raaco dhakhtarka ilkaha cunigiisa - xitaa haddii ilmuhu gaadhay laba iyo toban sano. iyo warar kale

  • Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    31/05/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Soo saarista Baasaboorka Iswiidhen oo dib-loo billabayo, kadib markii la hagaajiyey ciladdii ku timid mashiinkii soo saari jiray ee dalka Finland, iyo Paludan oo banaanbaxyadiisii ogolaansho u helay. iyo nin ilmo uu dhalay midna dilay midna dhaaac halis ah oo tooreey u geeystay. Falka ayuu qirtay hase yeeshee sheegay in aanu wax dembi ah gelin.

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    30/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dilaagii Malin Lindström ayaa gacanta lagu dhigey oo ciidanka booliisku soo xireen kadib amarkii maxakamadda Sare ay ku dhawaaqday kiiskan 25 sano kadib geerideedii gabadha in dib loo furo. iyo EU oo ka dooday Cunaqabateynta Naftada Ruushka iyo warar kale

  • Wararka Maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

    27/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhowr ka mid ah wargeeysyada Turkida ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay shan siyaasi oo Iswiidhish ah oo ey ku eedeeyeen in ay gacan saar la leeyihiin ururka Kurdiyiinta ee PKK oo Turkiga iyo Midowga Yurub u aqoonsan yihiin urur argagixiso ah iyo warar kale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    25/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Maanta waxaa kulmaya wufuud ka kala socota Sweden,Finland iyo Turkiga si ay uga doodaan shuruudaha Turkigu uu ku xiray labada wadan si uu u ansixiyo codsigooda ku biiritaanka NATO. iyo wararkale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    24/05/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka dhaqdhaqaaqa adhileeyda Sweden wuxuu soo dhaweynayaa in dowladdu ay hadda dhimi doonto tirada yeyda Iswiidhen iyo warar kale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    23/05/2022 Duration: 03min

    Turkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT. Turkiga oo ogolaaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in ay waqti dheer qaadato sida uu sheegey professor Huseyin Bagci. Tan iyo sannadkii 2017 tirada carruurta iyo dhallinyarada xiriir la leh cilmu-nafsiga carruurta iyo dhallinyarada ayaa kordhay 14 boqolkiiba iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    20/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos loo dhigay mar kale. Dowladda ayaa go'aan ku gaartay in cudurka viruska Fin-daanyeerka loo aqoonsado cudur guud oo khatar ah iyo warar kale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    19/05/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden  ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka ee garabka midig ayaa u muuqda hadda in ay aad ugu howlanyhiin dhanka internetka oo ay ku faafiyaan fikiradooda, iyo warar kale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    18/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga Miljöpartiet ayaa soo hordhigay baarlamanka Iswiidhen shuruudda ah in sida ugu dhakhsiyaha badan loo dejiyo xeer cusub oo ka mamnuucaya in Iswiidhen la keeno  quwada nukliyeerka, iyo warar kale

  • Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen

    17/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xiriirey dalabaadka taageerada dhaqaale ee ururrada diiniga ah, iyob warar kale

  • Wararka maanta ee Radio Sweden

    16/05/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay go’aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ruushka, Ciidanka cirka ee Iswiidhen ayaa soo bandigaya  dhoolatusyo, xagga cirka iyo warar kale

  • Wararka Maanta ee Radio Sweden

    13/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xubinnimada Iswiidhen  ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee covid-19 ayaa wali sii yaraanaya Sweden iyo warar kale.

  • Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    12/05/2022 Duration: 04min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu  xisbigu shaaciyey arinkan   mar uu waraysi ay siisay Ekot, Paludan oo ogolaansho ka helay boliiska si uu baanbaxyo ugu qabto degmadda Örebro iyo warar kale.

  • Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen

    11/05/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi  Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena Andersson ayaa  shir jara’id oo ay laqabatey  dhigeeda raisul wasaaraha Ingriiska  Boris Johnson,Rasmus Paludan uu khamiista berito ah ku qaban doonaa bannaanbax kadib markii uu ciidanka ammaanku ogolaaday codsigiisii, iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radio Sweden

    10/05/2022 Duration: 03min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Subaxnimadii talaadada ayaa Henrik Fritzon, oo ah siyaasiga gobolka ka tirsan xisbiga Social  ee Skåne, ayaa ka dooday xubinimada Iswidhan ee NATO. Difaaca madaniga ee Iswiidhen ayaa waa in lagu xoojiyaa 6 bilyan oo karoon sanadka soo socda iyo warar kale

  • Wararka maanta ee Radio Sweden

    06/05/2022 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah App-cusub  oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado,  degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Borås, iyo warar kale

page 46 from 50