Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/10/2021 Duration: 02minHaween iyo ilmo ka imanaya Daacish. Xubno khaansiir laga soo saarey oo dad lagu abuurey. Aabbe soomaaliyeed iyo lix ilmood oo uu dhalay oo hooyadood waayey ambulans ka soo daahay dartii.
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/10/2021 Duration: 02minHoggaamiyaha xisbiga Moderaterna oo shaaca ka qaaday qodobbada ey ka wada shaqeeyn karaan xisbiga SD. Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday gobolka Dalarna. Rinkeby oo 50 jirsanaysa.
-
Wararka maanta ee Sweden.
14/10/2021 Duration: 01minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Liis cusub oo u boolisku soo saaray xaafadaha ugu rabshadaha ugu badan, madaxweeynaha Finland oo is karantiilay booqashadii Malmö ka dib iyo warar kale.
-
Maanta iyo wararka Sweden
13/10/2021 Duration: 02minHannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan ka wareysanay xaalkooda.
-
Wararka maanta ee Sweden
12/10/2021 Duration: 02minGo'aan ka yimid kiiski nin dad ku midiyeeyey vetlanda, kalkaaliye lagu soo oogay dambi kufsi ah iyo xafladda dhaqanka soomaalida ee Järfälla.
-
Wararka maanta ee Sweden
11/10/2021 Duration: 02minAbaalmarinta dhaqaalaha Nobel, Nin lagu dhaawacay Malmö iyo Xulka Sweden oo la ciyaaraya kan Giriiga
-
Wararka maanta ee Sweden
08/10/2021 Duration: 02minBiladda nabadda Nobel oo lagu dhawaaqay, Nin loo heysto dab ka dhacay Stockholm iyo Shaqaalaha diida tallaalka iyo beddelka shaqooyinkooda
-
Wararkii maanta iyo Sweden
07/10/2021 Duration: 02minBiladda Nobeelka suugaanta. shaqa la'aanta oo ah midda ugu muhiimsan ee dadka ku khasabta dalabaadka taageerada caydha. Xanuunnada maskaxda iyo dhallaanka soomaaliyeed.
-
Wararkii maanta & Sweden
06/10/2021 Duration: 01minNin loo haystey qarixii Göteborg oo isaga oo mayd ah la helay, FHM oo da' gaar ah ka joojisey adeegsiga tallaalka Moderna & nin loo qabtay qof xalay lagu diley Linköping
-
Wararkii maanta & Sweden
05/10/2021 Duration: 02minBooliiska oo ku baxay bambo laga sheegay Ljungby, qof dhaawac ah iyo guri gubtey & in sharciga ilmaha la iska soo tuuro wax laga bedelo oo la taageeray
-
Maanta iyo wararkii ugu dambeeyey
01/10/2021 Duration: 02minXisbigga L oo doonayo in miisaaniyad xoog leh geliyo iskuuladda. Shacab isku diyaarinaya iney tagaan baararka laga caweeyo. Wiil 17- kii jirka ahaa lagu eedeyey dilkii askari Göteborg lagu dilay oo dembi baarista lagu sii heyn dono.
-
Wararka maanta ee Sweden
30/09/2021 Duration: 02minSaddax gabdhood oo bilaabay podd todobaadle ah, Iskuulada aan tayada lahayn oo la xirayo iyo Hooyooyin bannaan bax ka fuliyey Stockholm
-
Wararka maanta ee Sweden
29/09/2021 Duration: 02minAndersson oo loo magacaabay hogaaminka S, Warbixinta covid iyo Sverigedemokraterna oo soo jeediyey mushaar kordhin
-
Wararka maanta ee Sweden
28/09/2021 Duration: 02minRaiisal wasaaraha oo ka hadlay qaraxa Göteborg, Zlatan oo dib ugu soo laabtay xulka qaranka Sweden iyo Booqashada Boden
-
Wararka maanta ee Sweden
27/09/2021 Duration: 01minFilin cusub oo si muuqata u muujinaya godka markabkii Estonia, M oo maalgelin ballaaran gelinaya hayadaha cadaaladda iyo Baska oo albaabka hore oo kaliya laga galayo
-
Wararka maanta ee Sweden.
24/09/2021 Duration: 02minXisbiga C oo go´aamiyay in gudniinka ragga mamnuuc laga dhigo, dhakhtar ilke oo xidiidh la leh urur naazi ah iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
23/09/2021 Duration: 01minHeeyada caafimaadka bulshadda oo isku diyaarinaysa talaalkii saddexaad ee covid-19, go´aan cusub oo maanta ka yimid barlamaanka iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
22/09/2021 Duration: 01minWareeysi aanu la yeelanay Xuseen Maxamed Cabdulle oo ah masuulka mareegta iyo mad-bacadda Laashin. Sido kale haween la xidhay ka dib lagu tuhmay in ay la garab dagaalantay Daacesh.
-
Wararka maanta ee Sweden.
21/09/2021 Duration: 01minXisbiga Socialdemokraterna oo hindise cusub oo ku saabsan iskuulada dalkan la timid, dawladda oo shirkada Cementa u oggolaatay qoditaanka nuuradda ay ka waddo Gotland iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Sweden.
20/09/2021 Duration: 02minDawladda oo maanta soo bandhigtay miisaaniyadooda iyo natiijada doorashada kaniisadda.