Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Maanta iyo wararka Sweden
17/10/2025 Duration: 02minNin isagoo maqan xukun rummaana loogu xukumey tuhun la xiriira dilkii Salwan Momika. Korodh weyn oo ku yimid dhacdooyinka drönaraha. Hanna Glas oo ka fariisatay ciyaaraha xulka qaranka.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
16/10/2025 Duration: 02minTirada dadka guriga lagu daryeelo oo sii kordheysa. Haween lagu iibiyo Facebook. Bandhigga aflaanta Yuhuudda Malmö oo la joojiyay.
-
Wararka Maanta Sweden
15/10/2025 Duration: 01minAfar qof ayaa xarun migrationsverket laga fakiyay. Qiimaha miciishada oo bishii labaad si taxana hoos ugu dhacday. Dadka dambiyada bulshada dhexdeeda ka dhaca ka walwalsan oo kordhay.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
14/10/2025 Duration: 02minForssell oo doonaya in Afghan badan dib loo celiyo Dab weyn oo ka kacay Helsingborg Tababaraha xulka kubadda cagta ee ragga Sweden oo la eryay
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
13/10/2025 Duration: 01minDab weyn oo ka kacay Landskrona. Mid ho rleh oo loo soo xiray toogashadii Gävle. Hoggaamiye koox burcad ah oo lagu qabtay Mexico.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
10/10/2025 Duration: 02minNin waardiye ah ayaa lagu toogtay bartamaha Stockholm. Nin 20 iswiidhish oo Holland lagu soo qabtay loogana shakisan yahay isku dil. Sweden oo difaaca Nato ka qeyb qaadan doonta sannadka soo socda.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
09/10/2025 Duration: 02minSweden oo loo soo gacan geliyey nin looga shakisnaa dil Göteborg ka dhacay. Jaamacadaha Sweden oo hoos uga dhacay qiimeynta Jaamacadaha. labo qof oo kale oo loo soo qabtay toogashadii Gävle.
-
Wararka Maanta Sweden
08/10/2025 Duration: 02minAbaalmarinta kimistariga ee sanadkan oo saddex loo qaybiyay. Sicirbararka oo hoos udhacay bishii september. Musikhjälpen oo lacag ururinaysa waxbarashada carruurta sanadkan.
-
Wararka Maanta Sweden
07/10/2025 Duration: 02minNin 18 jir ah oo la xukumay kadib ku luglahaanshihii dil nin 45 jir ah. Macallimiinta iyo maaamuleyaasha iskuullada oo ku faraxsan shaqadooda. Qiimaha guryaha deegaan-gadashada Stockholm oo sare u kacay.
-
Wararka maanta sweden
06/10/2025 Duration: 02minSiyaasiga xagjirka ee Rasmus Paladun oo maxkamada racfaanku fasaxday. Hilibka lo`ada oo sare ukacay Carruurta yar ee halsano ka yar oo shaashadaha dijitaalka aad u isticmaala.
-
3/10 Podd-ka maanta
03/10/2025 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden oo codsatay in qunsuliyaddeedu la kulanto Greta Thunberg iyo iswiidhishkii kale.Booliska ayaa sheegay inay isgaarsiintooda gudaha ey culays buux dhaafiyeen intii uu socday howlgalkii Risbergska ee magaalada Örebro.Isbitaalka Skåne ayaa la xiriiri doona dhammaan qoysas, horey loo baarey.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
02/10/2025 Duration: 02minToboneeyo isbitaallo aaday ka dib markii ay ku sumoobeen cunto ay maqaayad ka cuneen. Miinooyin kuwa gacanta laga tuuro oo laga helay baabuuro la baaray. Sharuudaha taayarada baabuurka xaamuulka ee xilliga jiillalka oo la adkeeyey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
01/10/2025 Duration: 02minBoqorka oo ay ceeryaan ka hor istaagtay booqashadiisa NATO. Dad badan oo looga baahan yahay inay hubkooda celiyaan. Kummanaan qof oo ey dhici karto iney internetka ka iibsadeen dawo sharci-darro ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/09/2025 Duration: 02minDacwad culus oo lagu soo oogay nin sakhrad ku duuliyey daroonar. Dadka qaba ADHD ayay u sahlanaan doontaa qaadashada laysanka darawalnimada. Baare: Sida loo joojinayo ip-tv-ga sharci-darrada ah.
-
Wararka maanta iyo Sweden
29/09/2025 Duration: 01minCaawimaad ka hortagga dronarka ay Iswiidhan u fidinayso Denmark. Dad badan oo xiiseeya buugaagta oo tegay Göteborg. Gabar la laaa oo laga helay iyadoo dhimatay Norway.
-
Wararka Maanta Sweden
26/09/2025 Duration: 02minNin kooxda IS lacag u ururiyay ayaa xukun lagu riday . Xukuumada oo lacag ugu deeqaysa Qasa. Magaalada Malmö ismaris aan la aqoon meel laga keenay ayaa ku xaniban.
-
Wararka maanta iyo Sweden
25/09/2025 Duration: 01minDab ka kacay xarun daryeel oo ku taalla Sunne. Tirada ardayda bilaabi karta dugsiga sare oo wax yar korortay. Dacwadda suxufiga Swedish-ka ah Joakim Medin oo dib loo dhigay.
-
24/9 Podd-ka maanta
24/09/2025 Duration: 01minDab ka kacay guri dabaqyo ah oo ku yaalla Tjärna Ängar ee magaalada Borlänge. Booliska Göteborg oo aqoonsaday in ka badan 30 taageereyaal kubbadda cagta oo falal culus ku jira. Dibad u dhoofinta baabuurta oo hoos u dhacday 25 boqolkiiba.
-
23/9 Pod-ka maanta
23/09/2025 Duration: 02minHeyadda fayadhowrka Sweden oo beenisay hindise looga faafiyey si khaldan. Masjid ku yaala Hultsfred ee gobolka Småland oo gubtay kuna basbeelay. Iswidhan iyo 24 dal oo kale ayaa soo saaray bayaan wadajir ah - bukaannada Qaza.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
22/09/2025 Duration: 02minHindise lagu soo jeediyay in gebi ahaan iskuullada laga mamnuuco tubaakada. Laba qof ayaa toogasho lagu diley Norrköping iyo Stockholm fiidnimadii sabtiidii. Siddeed ka mid 270-ka baraf weyne glaciaärer-da Sweden oo dhallaalay.