Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
-
-
Is private health insurance right for you?
01/05/2024 Duration: 11minCaymiska caafimaadka gaarka ah ma loo baahan yahay?
-
-
-
-
Maxay tahay dacwada u socota Dawlada Victoria iyo dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne
26/04/2024 Duration: 11minDacwad u socota Dawlada Victoria iyo qaar ka mid ah dadka degan saraha dhaadheer ee Melbourne.
-
-
Muhiimada waalidku inuu iskuulka ka war hayo
24/04/2024 Duration: 17minSalah Farah oo aan ka waraysanay muhiimada ay leedahay in waalidku ka qayb qaataan howlaha ka socda iskuulka caruurtoodu dhigtaan. Salah waxa uu ka tirsan yahay School Council-ka iskuulka caruurtiisu wax ka bartaan.
-
-
-
Australia Explained: Land and connection
24/04/2024 Duration: 09minAboriginal and Torres Strait Islander peoples have a profound spiritual connection to their land.
-
-
Ololaha dib u dhiska buundada Baardheere.
19/04/2024 Duration: 09minBuundada Dagmada Baardheere oo dadaala loo wado sidii loo dhisi lahaa. Jaaliyadaha dibada ee kasoo jeeda Baardheere oo isxilqaan dheeraada wada.
-
-
Xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel.
18/04/2024 Duration: 08minXiisada colaadeed ee u dhaxeysa Iiraan iyo Israel ayaan u muuqan mid sii dagaysa. Israel ayaa ku hanjabaysa in ay aarsan doonto halka Iiraan ay iyaduna wacad ku marayso in ay jawaab adag ka bixin doonto hadii ay Israel soo celiso weerar danbe. Dhinaca kale ma muuqato cid waan waan ka dhaxwada labada dhinac.
-
Wararka SBS Somali, 18 Abriil.
18/04/2024 Duration: 06minWararka maanta 18 Abriil 2024 ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.
-
Madaxweyne Xassan Sh M oo sheegay in dagaalka Alshabaab lasii wadayo
17/04/2024 Duration: 08minMadaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.
-
Waraysi Abdullahi Aden iyo kaalinta Afsoomaaligu ubadka qurbaha u leeyahay.
17/04/2024 Duration: 17minWaraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u leeyahay da'a yarta qurbaha ku dhalatay ama ku barbaatay, dadaaladooda iyo waxa ay usoo joogeen.
-
Sida loogu diyaar garoobo duufaanada iyo daadadka Australia
17/04/2024 Duration: 11minIn the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some flood-prone communities have experienced catastrophic damage to infrastructure, homes and even loss of life. So, how do you know if a serious weather event is imminent, and what should you do to prepare? Who can you ask for help? And should you stay, or evacuate?