Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 87:15:23
  • More information

Informações:

Synopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodes

  • Wararka SBS Somali, 17 May.

    17/05/2024 Duration: 09min

    Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida ciidamada Qaramada Midoobay ee ka hawlgala Ciraaq.

  • Golaha Amaan ee QM oo ka dooday soo afjarida Ergada QM ee Ciraaq.

    17/05/2024 Duration: 05min

    Golaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida Ergada Qaramada Midoobay ee Ciraaq ka hawl gasha.

  • fahanka-sharciyada-xidhida-kuraasta-caruurta-ee-baabuurka

    16/05/2024 Duration: 11min

    Dhamaan waalidiintu waxay doonayaan inay hubiyaan in caruurtoodu si amaan ah ugu safraan gaariga. Qaybtan waxaan ku eegaynaa sharuucda iyo nidaamka suumanka caruurta loo xiro marka ay gaariga saaran yihiin si loo hubiyo inay helaan fursada ugu fiican ee ay ku badbaadi karaan haddii ay shil galaan.

  • Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta

    15/05/2024 Duration: 16min

    Muhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.

  • DR M Abbaas oo miisaaniyada Australia 2024-2025 ka faaloonaya.

    15/05/2024 Duration: 14min

    Dr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS uga waramay miisaaniyada Australia 2024-2025.

  • Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.

    15/05/2024 Duration: 06min

    Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. shirkana ayaan la shaacin mudada uu soconayo.

  • Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.

    14/05/2024 Duration: 11min

    Dooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.

  • WARARKA SBS SOMALI, 13 MAY.

    13/05/2024 Duration: 07min

    Wararka SBS Somali ee 13 May.

  • Isse Dholawaa iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM

    10/05/2024 Duration: 12min

    Isse Dholawaa oo ka waramay go'aanka Dawladda Federalka Soomaliya ay xafiiska UNSOM shaqada uga joojinayso.

  • Mohamed Ibrahim iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM

    10/05/2024 Duration: 06min

    Mohamed Ibrahim oo aan ka waraysanay go'aanka Dawladda Federalka Soomaaliya ay ku joojinayso shaqada UNSOM

  • Wararka Soomaaliya 10 May

    10/05/2024 Duration: 09min

    Warka Soomaaliya 10 may

  • Wararka SBS Somali 10 May

    10/05/2024 Duration: 06min

    Wararka SBS Somali 10 May

  • Wararka SBS Somali 9 May

    09/05/2024 Duration: 04min

    Wararka SBS Somali 9 may

  • WARARKA SBS SOMALI, 08 MAY.

    08/05/2024 Duration: 12min

    Wararkii SBS Somali ee 08 May.

  • Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi heshiisyo ku kala sixiixday.

    08/05/2024 Duration: 08min

    Shir u dhexeeyey madaxda labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya oo Nairobi ka socday, ayaa kusoo dhamaaday heshiisya dhowra oo labada wadan kala sixiixdeen. Shirkan oo maalma socday, ayaa waxaa gadaal kaga soo biiray Raysul-wasaare Xamse Cabdi Barre.

  • Hamdi Ali, oo ka faaloonaya weerarada mindiyaha ee Australia ka dhacay

    08/05/2024 Duration: 09min

    Waraysi Hamdi Ali ay Laanta Afsoomaaliga ee SBS la yeelatay ayaa daaran danbiyada ama weerarada mindiyaha lagu galayo, iyo saamayntooda dhanka bulshada.

  • Australia, Weerarada mindiyaha iyo talaabooyinka xiga.

    08/05/2024 Duration: 08min

    Weerarada loo adeegsanayo mindiyaha ayaa Australia kusoo batay. Dareen kala duwan ayaa laga bixiyey, iyadoo uu sababay in ay Ausralia ka bilaabatay in la adkeeyo sharciyada ku aadan ka hortaga adeegsiga mindida. NSW ayaa la filayaa in waqti dhaw ay soo saarto sharci awooda badan siinaya bilayska si ay u hubsadaan ka hortaga adeegsida mindiyaha.

  • WARARKA SBS SOMALI 07 MAY

    07/05/2024 Duration: 08min

    Wararkii ugu doorka roonaa maanta ee Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS.

  • Wararka Soomaaliya ee Jimcaha

    06/05/2024 Duration: 08min

    Wararka Soomaaliya

  • Wararka Bariga Dhexe iyo dibadbaxyada Maraykanka

    06/05/2024 Duration: 07min

    Wararkii u danbeeyay ee Gaza.

page 11 from 25