Sbs Somali - Sbs Afomali

Ururka BRICS oo ku shiraya Brazil

Informações:

Synopsis

Waddamada ku bahoobey ururka BRICS ayaa shirkoodii sannadlaha ahaa ku qabsaday Brazil. Xubnha ururka ayaa qorshaynaya inay hirgeliyaan nidaam lagaga maarmo kuu xidhnaanta Maraykanka iyo Galbeedka Yurub.