Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
-
-
-
Sidee Copyright u saameeyaa baraheena bulshada?
04/02/2025 Duration: 12minSharciga xaquuqda daabacaada (Copyright Law) waxay xadidaan cida isticmaali karta ama dadka kula wadaaga baraha bulshada.
-
-
-
Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalka Daacish
31/01/2025 Duration: 09minMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo qudbo dheer ka jeediyay dagaalka lagula jiro Daacish iyo arimo kale.
-
-
-
Dagaalka Congo oo laga dayrinayo
29/01/2025 Duration: 07minUrurada gargaarka ayaa walaac ka muujinaya dagaalka ka socda magaalada Gome ee dalka Jamhuuriyada Dimoqraadiyada Congo.
-
-
Kulanka Ganacsatada Soomaalidda Melbourne
27/01/2025 Duration: 16minWaxaa magaalada melbourne lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen ganacsato iyo xubno kale oo ka tirsan bulshada. Waxaa kulanka looga arinsaday sidii loo abuuri lahaa urur matala ganacsatada Soomaalida melbourne.
-
-
-
-
Kulan looga hadlay xasilooni darada Soomaaliya
21/01/2025 Duration: 19minKulan ay ka qayb galeen aqoonyano oo lagu qabtay melbourne ayaa waxaa looga hadlayay xasiloonidarada Soomaaliya iyo saamaynta ay ku leedahay dhaqaalaha.
-
Maxay Janaayo 26 uga dhigan tahay Australianka Indijinooska ah?
21/01/2025 Duration: 11minMuranka iyo taariiqda 26 Janaayo oo ah maalinta qaranka Australia iyo sida bulshada dalka loogu yimid ay u arkaan.
-
-
Wararka dagaalka Puntland kula jirto Daacish
17/01/2025 Duration: 06minWararkii u danbeeyay ee dagaalka ay Puntland kula jirto Daacish.
-